Ciidamo Lagu Dilay Magaaada Baydhabo iyo Xiisado Kajira Degmadaasi.

Friday July 11, 2014 - 00:13:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Lagu Dilay Magaaada Baydhabo iyo Xiisado Kajira Degmadaasi.

    Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay gudaha degmadaasi ku dileen maleeshiyaad amxaara kalkaal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay gudaha degmadaasi ku dileen maleeshiyaad amxaara kalkaal ah.

Goob joogayaa ayaa sheegay in ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay xaafadda Mursal ku toogteen laba askari islamarkaana ay ka qaateen qoryihii ay wateen.

Rasaas xooggan ayaa laga maqlay xaafado katirsan magaalada waxaana albaabada loo laabay goobaha ganacsiga,dadka deegaanka ayaa sheegay in maleeshiyaad farabadan oo amxaara kalkaal ah  difaacyo ka qoteen afaafka hore ee saldhiyada ay Baydhabo uga suganyihiin.

Magaalada Baydhabo oo ay ku suganyihiin kumanaan katirsan ciidamada Xabashida Itoobiya waxaa lagasoo sheegayaa dareen colaadeeda waxaana habeenadii udambeeyay magaaada gaaf wareegayay cutubyo katirsan ciidamada A Shabaab.

Related Items