Ku darso Channelka Cusub Ee Shabakadda SOMALIMEMO ku yeelatay Telegram.

Tuesday October 01, 2019 - 08:09:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 5
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Ku darso Channelka Cusub Ee Shabakadda SOMALIMEMO ku yeelatay Telegram.

    Waxaan Akhristayaasha SomaliMeMo ugu bishaarayneynaa in Shabakaddu Channel cusub ay ku leedahay aaladda Telegram-ka, kaasi oo aan ku soo gudbin doono wararka iyo Warbixinada waliba si dhaqsi badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Akhristayaasha SomaliMeMo ugu bishaarayneynaa in Shabakaddu Channel cusub ay ku leedahay aaladda Telegram-ka, kaasi oo aan ku soo gudbin doono wararka iyo Warbixinada waliba si dhaqsi badan.



Aaladda Telgramka ayaa sanadadii dambe soo caanbaxday waxaana isticmaala malaayiin qof oo caalamka ku nool oo soomaalidu kamid tahay,Channe-ka cusub ee SomaliMeMo ka sameysatay Telgramka ayaa akhristaha usuurta gelinaya in marqura uu akhristo wararka shabakadda ka baxa sidoo kale wuxuu dhageysan karaa warbixinada maqalka ah.


Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telgramka



Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

https://t.me/joinchat/AAAAAFgiBbk1GvS9Hv55MA

Mahadsanidiin

Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho

 


 

Related Items