kusoo biir Channelka Cusub Ee Shabakadda SOMALIMEMO ku yeelatay Telegram.

Saturday August 01, 2020 - 11:09:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 5
  • 4 1
  • Share via Social Media

    kusoo biir Channelka Cusub Ee Shabakadda SOMALIMEMO ku yeelatay Telegram.

    Waxaan Akhristayaasha SomaliMeMo ugu bishaarayneynaa in Shabakaddu Channel cusub ay ku leedahay aaladda Telegram-ka, kaasi oo aan ku soo gudbin doono wararka iyo Warbixinada waliba si dhaqsi badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Akhristayaasha SomaliMeMo ugu bishaarayneynaa in Shabakaddu Channel cusub ay ku leedahay aaladda Telegram-ka, kaasi oo aan ku soo gudbin doono wararka iyo Warbixinada waliba si dhaqsi badan.



Aaladda Telgramka ayaa sanadadii dambe soo caanbaxday waxaana isticmaala malaayiin qof oo caalamka ku nool oo soomaalidu kamid tahay,Channe-ka cusub ee SomaliMeMo ka sameysatay Telgramka ayaa akhristaha usuurta gelinaya in marqura uu akhristo wararka shabakadda ka baxa sidoo kale wuxuu dhageysan karaa warbixinada maqalka ah.


Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telegramka



Halkan ka degso Setup-ka Telegram Download

https://t.me/Somalimemo1

Mahadsanidiin

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


 


 

Related Items