Dhageyso:Somaliland oo Eedayn iyo Goodis Ujeedisay Dowladda Federaalka.

Saturday July 12, 2014 - 08:23:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Somaliland oo Eedayn iyo Goodis Ujeedisay Dowladda Federaalka.

    Maamulka isku magacaabay Somaliland ee ka arrimiyo gobollada dhaca waqooyi galbeed Soomaaliya ayaa beeniyay war dhawaan kasoo yeeray dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka duulista Hawada Maamulka Somaliland isku magacaabay
Maamulka isku magacaabay Somaliland ee ka arrimiyo gobollada dhaca waqooyi galbeed Soomaaliya ayaa beeniyay war dhawaan kasoo yeeray dowladda Federaalka.

Max’med Xaashi Cabdi Mataan wasiirka duulista hawada Somaliland oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa eedayn kulul ujeediyay dowladda Xasan wuxuuna waxba kamajiraan kasoo qaaday sheegashadii DF-ka ee aheyd in ay lawareegtay maamulidda hawada soomaaliya.


Mahad Yare

SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


Related Items