Dhageyso:Ciidanka Itoobiya oo Bilaabay in Ay Nolosha Ku Aasaan Shacabka Soomaaligalbeed.

Saturday July 12, 2014 - 08:43:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ciidanka Itoobiya oo Bilaabay in Ay Nolosha Ku Aasaan Shacabka Soomaaligalbeed.

    Ciidamada gumeysiga Itoobiya ayaa xoojiyay gumaadka ay ku hayaan shacabka muslimiinta soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulka soomaaligalbeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada gumeysiga Itoobiya ayaa xoojiyay gumaadka ay ku hayaan shacabka muslimiinta soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulka soomaaligalbeed.
Falal dambiyeedyada ay geysanayaan ciidamada Itoobiya waxaa kamid ah in ay nolosha ku aasaan shacabka soomaaligalbeed ee abriyada ah.

Warbaahinta u dhaq dhaqaaqda xoraynta Somaligalbeed ayaa baahisay wareysi lala yeeshay mid kamida dadkii kasoo badbaaday howlgal nolol aasid ah oo ay Itoobiyaan gaysanayeen.


Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


Related Items