Daawo:Al-kataa'ib oo Filim Taariikheed Kasoo Saartay Hoggaamiye Cumar Dheere oo Jabal Ku Magac Dheeraa.

Wednesday November 25, 2015 - 09:42:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Al-kataa'ib oo Filim Taariikheed Kasoo Saartay Hoggaamiye Cumar Dheere oo Jabal Ku Magac Dheeraa.

    Mu'asasada Al-kataib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay xalqada 9-aad ee silsiladda Mina Daakirah oo aalaaba lagusoo bandhigo shuhadada jihaadka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawirka Hoggaamiye Cumar Dheere allaha ka aqbalo Shahaadadiisa
Mu'asasada Al-kataib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay xalqada 9-aad ee silsiladda Mina Daakirah oo aalaaba lagusoo bandhigo shuhadada jihaadka Soomaaliya.

Isdaarkan cusub ayaa lagusoo bandhigayaa taariikhda Dahabiga ah ee Hoggaamiye Cumar Dheere oo Abuu Jabal ku magac dheeraa,allaha unaxariistee Cumar Dheere ayaa ahaa hogaamiye mujaahid ah oo waxbadan kasoo dagaallamay dhulka soomaaligalbeed ee Itoobiya gumeysato.

Cumar Dheere ayaa lagu xusuustaa kaalintii weyneed ee uu ku lahaa aas-aaska xarakaadka Jihaadiga soomaaliya gaar ahaan xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Wuxuu ahaa hoggaamiye geesi ah oo ka run sheegay wuxuu aaminsanaa ee ah in cadawga wadanka laga xureeyo jidka allana lagu baxo,sheekha ayaa ku shahiiday dagaallo ka dhacay dhulka soomaligalbeed ee xabashida Itoobiya gumeysato.


sidoo sheekha ayaa kaalin weyn ku lahaa abaabulidda, dagaalladii taariikhda galay ee Muqdisho ka dhacay kuwaasi oo maxkamadihii islaamka ay la galeen isbahaysigii sharta ee ay ku midoobeen Mareykanka iyo dagaal oogayaashii Muqdisho.

Halkan ka dego Filim MP4
Halkan ku daawo Yotube MP4


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items