Duqeyn Culus oo lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya ee magaalada Baydhabo.

Saturday July 12, 2014 - 21:11:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn Culus oo lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya ee magaalada Baydhabo.

    Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in duqeyn culus ay ku socoto bartamaha magaalada Baydhabo oo ay xoog ku heystaan ciidamada xabashida Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in duqeyn culus ay ku socoto bartamaha magaalada Baydhabo oo ay xoog ku heystaan ciidamada xabashida Itoobiya.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in madaafiicda hoobiyaha ay ku hoobatay xarunta ADC-da iyo garoonka diyaaradaha Baydhabo oo ay degganyihiin ciidamada Xabashida Itoobiya.

Duqeyntan caawa ka dhacday Baydhabo ayaa kusoo aadaya xilli habeennadii lasoo dhaafay ciidamada xarakada Shabaabul mujaahidiin ay weeraro ka geysanayeen gudaha magaalada.

Liibaan Jeexoow Cabdi


SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]

Related Items