Dhageyso:Kooxo Jawaasiis ah oo Magaalada Baraawe Lagu Dilay.

Saturday July 12, 2014 - 21:17:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Kooxo Jawaasiis ah oo Magaalada Baraawe Lagu Dilay.

    Fagaara kuyaal magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa galabta lagu toogtay laba nin Jawaasiis ah oo gacanta lagu dhigay iyagoo u basaasaya shisheeyaha dalka kusoo duulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaara kuyaal magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa galabta lagu toogtay laba nin Jawaasiis ah oo gacanta lagu dhigay iyagoo u basaasaya shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Sheekh Max’med Abuu Cabdalla waalliga shabeelaha Hoose oo shacabka fagaare kala hadlay ayaa sheegay in ciidanka ammaanka mujaahidiinta ay gacanta kusoo dhigeen laba Nin Jawaasiis ah kadib markii maxkamad lasoo taagana uu ku caddaaday dambiga lagusoo eedeeyay.

Cabdi Xassan Xuseen oo 29 sana jir ah ayaa lagu helay in uu wada shaqeyn lalahaa sirdoonka dowladda Federaalka kadibna waa ladilay sidoo kale eedaysanaha lagu magacaabo Saciid Xuseen Cali.


Halkan ka dhageyso Sh.Max'med Abuu Cabdalla MP3

Halkan ka dhageyso Qaadiga Maxkamadda MP3

Related Items