Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Koonfurta Soomaaliya iyo dilalka Muqdisho.

Sunday July 13, 2014 - 19:57:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id Ku Faah Faahiyay Dagaallo Ka Dhacay Koonfurta Soomaaliya iyo dilalka Muqdisho.

    Taliska ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada dhaca Koonfurta Soomaaliya ee Itoobiyaanka iyo afrikaanta kale kusoo duuleen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay dagaallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada dhaca Koonfurta Soomaaliya ee Itoobiyaanka iyo afrikaanta kale kusoo duuleen.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ciidankoodu ay Muqdisho ku dileen sarkaal katirsanaa wasaaradda Maaliyadda iyo askari dowladda Federaalka katirsan.

Sidoo kale wuxuu ka warbixiyay dagaallo ka dhacay Bay,Bakool Gedo Shabeelaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Halkan ka degso shirka Jaraa’id ee Sh.Abuu Muscab MP3

Related Items