Dagaallo Ka Dhacay Gobollada Gedo iyo Shabeelaha Hoose.

in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Ka Dhacay Gobollada Gedo iyo Shabeelaha Hoose.

    Ciidamada muslimiinta wilaayada Islaamiga Gedo ayaa weeraro hor leh ku qaaday saldhig ay ciidamada gumeysiga Kenya ku leeyihiin gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada muslimiinta wilaayada Islaamiga Gedo ayaa weeraro hor leh ku qaaday saldhig ay ciidamada gumeysiga Kenya ku leeyihiin gobolka Gedo.

Wararka ka imaanaya Gedo ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu ay xalay saqdii dhexe weeraro xooggan ku qaadeen saldhigga ciidanka Kenya ku leeyihiin deegaanka Buusaar.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas iyo madaafiic xooggan oo labada dhinac isdhaafsanayeen.

Dhinaca kale weerar dhabagal ah ayaa maanta barqadii ka dhacay wadada isku xirta Deegaanada Yaaqbariweyne iyo Iidow Jallaad ee gobolka shabeelaha Hoose.


Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa xoojiyay halganka ay kula jiraan shisheeyaha Jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka kusoo qaaday Soomaaliya.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]



Related Items