Ilka Xanaf "Ammaanka Maxkamadda Sare Halis Ayuu Ku Jiraa AMISOM-na Waa Diiday in ay Na ilaaliso".

Monday July 14, 2014 - 14:53:59 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilka Xanaf "Ammaanka Maxkamadda Sare Halis Ayuu Ku Jiraa AMISOM-na Waa Diiday in ay Na ilaaliso".

    Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay saraakiisha dowladda Federaalka ka sheeganayaan dayacaad dhanka ammaanka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay saraakiisha dowladda Federaalka ka sheeganayaan dayacaad dhanka ammaanka ah.
Ceydiid Ilka Xanaf oo ku magacaaban guddoomiyaha maxkamadda DF-ka ayaa xaqiijiyay in ciidamada AMISOM ay diideen in ay ilaaliyaan xarunta maxkamadda iyo garsoorayaasha maxkamadda ka shaqeeya.

"AMISOM waxaan ka codsanay in ay ammaankeena ilaaliyaan si cad ayayna nooga diideen ammaan darrada jirta waxay sababtay in garsoorayaasha maxkamadda ladilo anna aan si dhuumasho ah ku shaqeeyoā€¯ayuu yiri Ceydiid Ilka Xanaf.

Warkan kasoo yeeray madaxa maxkamadda sare ee DF-ka wuxuu kusoo aadayaa xilli xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay xoojisay weerarada ka dhanka ah saraakiisha dowladda ee magaalada Muqdisho.


Mahad Yare
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items