Askari Lagu Dilay Magaalada Marka Qorigii uu Watayna Laga Qaaday.

Wednesday July 16, 2014 - 07:23:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Lagu Dilay Magaalada Marka Qorigii uu Watayna Laga Qaaday.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar hor leh lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar hor leh lagu qaaday ciidamo katirsan Dowladda Federaalka ee gumeystaha la shaqeysa.

Kooxo hubeysan ayaa suuqa Kalluunka Marka ku toogtay Askari katirsanaa ciidanka DF-ka xilli uu maandooriyaha khaatka cunayay gudaha suuqa.

Goob joogayaal ayaa sheegay in xoogaga weerarka qaaday ay horay usii qaateen qori AK47 ah iyo booshkiisa,wararka ayaa intaasi ku daraya in askari lagu dhaawacay xaafadda Ruusiya.

Maalin ka hor ayay aheyd markii weerar midkan lamid ah uu ka dhacay gudaha magaalada Marka waxaana xusid mudan in magaaladaasi ay ku sugayihiin ciidamada shisheeye.


Mahady Yare
SomaliMeMo
Muqdisho
[email protected]


Related Items