Sedax Qof oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kampala Ee Wadanka Uganda.

Thursday February 18, 2016 - 08:07:51 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sedax Qof oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kampala Ee Wadanka Uganda.

    Saraakiisha ammaanka wadanka Uganda ayaa xaqiijiyay in weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyay uu ka dhacay deegaan ku dhaw magaalada Kampala.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha ammaanka wadanka Uganda ayaa xaqiijiyay in weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyay uu ka dhacay deegaan ku dhaw magaalada Kampala.

Wararka ka imaanaya Uganda ayaa sheegaya in qarax xooggan uu xalay fiidkii ka dhacay deegaanka Mengo oo kaabiga ku haya magaalada caasimada ah.

Boolisku waxay si hor dhac ah u sheegeen in ugu yaraan 3 qof ay ku dhinteen qaraxa halka 20 kale ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen.

Qaraxa oo aan illaa iyo hadda Faah Faahin dheeri laga helin wuxuu kusoo aadayaa xilli ay si toos ah u bilaawdeen doorashooyinka madaxtinimada Uganda oo lafilayo in markale uu ku guulaystay Museveni.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items