Akhriso:Al Qaacidada Maqribul Islaami oo Ku Baaqday in Laxalliyo Khilaafka Shaam Kajira.

Wednesday July 16, 2014 - 16:56:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 8
  • Share via Social Media

    Akhriso:Al Qaacidada Maqribul Islaami oo Ku Baaqday in Laxalliyo Khilaafka Shaam Kajira.

    Tandiimka Al Qaacidda ee wadamada Maqribul Islaami ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray mowqifkiisa ku aaddan loolanka u dhaxeeya dowladda Islaamiga ah iyo Urur weynaha Al Qaacidda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tandiimka Al Qaacidda ee wadamada Maqribul Islaami ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray mowqifkiisa ku aaddan loolanka u dhaxeeya dowladda Islaamiga ah iyo Urur weynaha Al Qaacidda.

Al Qaacidda Waqooyiga Afrika waxay markale ku celisay in ay adkeynayso beycada kala dhaxaysa Dr.Al-Dawaahiri oo ah amiirka guud ee Al Qaacidda iyo faracyadeeda.

Bayaanka ayaa baaq loogu diray dhammaan hoggaanada mujaahidiinta in ay u istaagaan khilaafaadka kajira wadanka Suuriya.


Halkan ka degso Bayaanka Word


Related Items