Qarax Lala Eegtay Saldhig Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Duleedka Qoryooleey.

Wednesday July 16, 2014 - 17:40:11 in Wararka
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Lala Eegtay Saldhig Ciidanka AMISOM Ku Leeyihiin Duleedka Qoryooleey.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan goordhaw laga maqlay saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin gobolkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan goordhaw laga maqlay saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin gobolkaasi.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in qarax jugtiisa laga maqlay intabadan deegaannada Hoos yimaad Qoryooleey uu ka dhacay gudaha Saldhig AMISOM ku leeyihiin halka loo yaqaan "Danoowā€¯.

Warar aan laxaqiijin Karin ayaa sheegaya in gaari walxaha qaraxa lagasoo buuxiyay uu qaraxu ka dhashay halka warar kale ay sheegayaan in qaraxu ka dhashay miino dhulka lagu aasay.

Liibaan Jeexoow Cabdi


SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items