Sarkaal Sare oo Dowladda Federaalka Muqdisho looga Dilay iyo Qarax Ka Dhacay degmada Hodon.

Thursday July 17, 2014 - 13:58:28 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Sare oo Dowladda Federaalka Muqdisho looga Dilay iyo Qarax Ka Dhacay degmada Hodon.

    Xoogag hubeysan ayaa goordhaw degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka booliska dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogag hubeysan ayaa goordhaw degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka booliska dowladda Federaalka.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in rag bastoolado ku hubeysan ay xaafadda korontada degmada Wadajir ku dileen sarkaalka oo darajadiisa ciidan aheyd Korneel.

dhinaca kale qarax xooggan ayaa agagaarka isbitaalka Digfeer ee degmada Hodon lagula eegtay gaari ay la socdeen saraakiil katirsan dowladda Federaalka.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in mid kamida saraakiisha labeegsaday uu ku dhintay qaraxa waxaana dhaawacyo halis ah gaareen 3 sarkaal oo gaariga saarnaa.


Lasoco wixii soo kordha


Related Items