Qarax Khasaara Dhimasho iyo Dhaawac Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Baarliin Wadanka Jarmal.

Tuesday March 15, 2016 - 17:58:35 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaara Dhimasho iyo Dhaawac Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Baarliin Wadanka Jarmal.

    Ugu Yaraar hal qof ayaa geeriyooday 5 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan uu ku haleelay magaalada Baarliin ee xarunta wadanka Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu Yaraar hal qof ayaa geeriyooday 5 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan uu ku haleelay magaalada Baarliin ee xarunta wadanka Jarmalka.


Wararka ka imaanaya Jarmalka ayaa sheegaya in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu ku qarxay galbeedka magaalada Baarliin waxaana ku dhintay hal qof.

Afhayeen u hadlay booliska Jarmalka ayaa xaqiijiyay in ay socdaan baartiaano xooggan oo ay ku doonayaan in ay kusoo helaan waxyaabaha qarxa oo wali lagu dhax qarxiyay magaalada caasimadda ah.

Wakaaladda wararka Jarmalka ayaa sheegtay in quraaraduhu ay ka daateen dariishadaha guryo dhowr ah oo Baarliimiin kuyaal qaraxa aawgeed.



Booliska Jarmalka ayaa heegan kujiray tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weeraradii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items