Sawirro+dhageysi:Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-3-Aad.

Wednesday March 16, 2016 - 10:51:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Sawirro+dhageysi:Wacdarihii Ceel cadde iyo Waxyeladii Horuu Gaartay Q-3-Aad.

    Barnaamijka Taxanaha ee looga hadlayay Magaalada Ceelcade oo uu ka dhacay dagaal taariikhda galay ayaaxalqadiisa sadaxaad lagu soo qaatay arimo muhiim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Taxanaha ee looga hadlayay Magaalada Ceelcade oo uu ka dhacay dagaal taariikhda galay ayaaxalqadiisa sadaxaad lagu soo qaatay arimo muhiim ah.


Waxaa Barnaamijka qeybtiisa 3-aad looga hadlay Kaniisad Ciidamada Kenya ka furteen Magaalada Ceelcade iyo ujeedka ay ka lahaayeen kaniisadaasi.

Sidoo kale kale waxaa lagu faaqiday horumarka amniga.iyo waxbarashada ee Degmada Ceelcade.

Wacdarihii Ceelcade iyo Waxyeeladii Horuu gaartay waxaa caawa ka qeybqaadanaya Dad kala duwanee ka dhageyso qeybta Hoose.



Dhageyso Qeybta 3-aad ee Barnamaijka.

Hoos Ka Daawo Sawirada Magaalada Ceelcade ee Gobalka Gedo.

1234567891011121315161718201921222423

Related Items