Dhageyso:Wareysi Sheekh Cali Dheere oo ka Hadlay Ammaanka Muqdisho iyo Suurtagalnimada Doorashooyin ay Qabato Dowladda Federaalka.

Thursday March 17, 2016 - 10:48:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Wareysi Sheekh Cali Dheere oo ka Hadlay Ammaanka Muqdisho iyo Suurtagalnimada Doorashooyin ay Qabato Dowladda Federaalka.

    Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) waxa uu qeybta labaad ee wareysiga ay la yeelatay Idaacadda Alfurqaan kaga hadlay arrimo muhim ah oo ay kamid yihiin weerarada magaalada Muqdisho ee ka dhank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) waxa uu qeybta labaad ee wareysiga ay la yeelatay Idaacadda Alfurqaan kaga hadlay arrimo muhim ah oo ay kamid yihiin weerarada magaalada Muqdisho ee ka dhanka ah DF iyo shisheeyaha AMISOM.



Sidoo kale waxaa wax laga weydiiyay warkii dhawaan kasoo baxay hey’adaha ammaanka ee DF ee ahaa in ay mas’uuliyadda ammaan ee magaalada Muqdisho ku wareejiyeen maamulka gobolka Banaadir,dhanka kale waxaa wareysiga ku jirta HANJABAAD CULUS oo uu diray afhayeenku.

Sheekh Cali waxa kale oo uu ka waramay ammaan ahaan farqiga u dhaxeeya dhulka ay shisheeyuhu qabsadeen iyo kan ay mujaahidintu maamulaan, isagoo ugu dmabeyntii dardaaran muhim ah u jeediyay ummada Soomaaliyeed.



Halkan Ka DHageyso Qeybta Labaad Ee Wareysiga


Related Items