Dhageyso:Wabiga Shabeelle oo Guray iyo Sababta Loo Aaneeyay.

Thursday March 17, 2016 - 11:33:03 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Wabiga Shabeelle oo Guray iyo Sababta Loo Aaneeyay.

    Wabiga shabelle oo mara qeybo kamid ah koonfurta Soomaaliya ayaa yareeyay biyihii inkastoo lagu jiro xili jiilaal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wabiga shabelle oo mara qeybo kamid ah koonfurta Soomaaliya ayaa yareeyay biyihii inkastoo lagu jiro xili jiilaal ah.

Dadweynaha ayaa dhex maraya wabiga taasi oo muujinaysa inuu guray wabiga.


waxaa is badal uu ku yimid dhadhanka biyaha iyo midabkooda.


Dadka ku nool hareeraha wabiga ayaa waxaa saameeyay isbadalka ku yimid biyaha wabiga.

sababta wabiga uu uguray ayaa Gudoomiyaha Hiiraan Yuusuf Dabageed ku sheegay in Itoobiya ay xirtay biyihii wabiga soo gaari jiray kadib markii ay sameysay biyo xeroono ku fadhiya dhul baaxad leh.


Dad badan oo Soomaali ah ayaa arinkaan si weyn kaga soo horjeestay iyagoo ku tilmaamay cunoqabatayn ka dhan ah Soomaalida.

Halkan Ka Dhageyso Falanqeyn Ku Aadan Wabiga Guray.

Xigasho : Idaacadda Al-Furqaan


Related Items