Dowladda Maleesiya oo Ka Hadashay Diyaarad Rakaab oo Yukreen Loogasoo Riday.

Friday July 18, 2014 - 15:03:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Maleesiya oo Ka Hadashay Diyaarad Rakaab oo Yukreen Loogasoo Riday.

    Dowladda Malesiya ayaa ka codsatay waxa loogu yeero Q.Midoobe in ay mowqif iska taagto diyaaraddii boqolaalka qof ku dhinteen ee lagusoo riday wadanka Yukreen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Malesiya ayaa ka codsatay waxa loogu yeero Q.Midoobe in ay mowqif iska taagto diyaaraddii boqolaalka qof ku dhinteen ee lagusoo riday wadanka Yukreen.

R/wasaaraha dalka Maleesiya ayaa sheegay in kooxaha mucaaradka wadanka Yukreen ay mas’uul ka yihiin soo rididda diyaaradda rakaabka Maleesiya balse loo baahanyahay in caddeymo dheeri ah laga helo Q.Midoobe.

Xukuumadda KMG ah ee Yukreen kajirta ayaa ku dhawaaqday in dhankeedu aysan wax lug ah ku laheyn soo riddidda diyaaradda rakaabka ah.

inkabadna 295 qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay diyaaradda maleesiyad ee lagusoo rogay gobol Yukreen katirsan oo dagaallo ka socdaan.


Mahad Yare
SomaliMeMo
Muqdisho

[email protected]


Related Items