Daawo:Obama oo Soo Rididda Diyaaradda Maleesiya Ku Eedeeyay Fallaagada dalka Yukreen.

Saturday July 19, 2014 - 08:40:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Obama oo Soo Rididda Diyaaradda Maleesiya Ku Eedeeyay Fallaagada dalka Yukreen.

    Hoggaamiyaha Mareykanka Obama ayaa ku dhawaaqay in kooxaha fallaagada dalka Yukreyn ay mas'uul ka ahaayeen soo rididdii diyaaradda Maleesiya ee dadka badan ku dhinteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha Mareykanka Obama ayaa ku dhawaaqay in kooxaha fallaagada dalka Yukreyn ay mas'uul ka ahaayeen soo rididdii diyaaradda Maleesiya ee dadka badan ku dhinteen.

Isagoo warbaahinta lahadlayay ayuu sheegay in kooxo taageersan Ruushka oo ku sugan bariga Yukreen ay toogteen diyaradda Maleesiya isagoona ku baaqay in dowladda Ruushka ay ka qeyb qaadato dadaaladda baaritaanka.

Muuqaallo hor leh oo lagasoo qaaday goobta diyaaraddu kusoo dhacday ayaa muujinayay burbur xooggan oo diyaaradda gaaray iyo meydad daadsan hareeraha goobta diyaaraddu kusoo dhacday.

R/wasaraaha Maleesiya ayaa sheegay in 300 qof ay ku dhinteen diyaaradda balse dadka dhintay waxaa ku jira reer galbeed iyo Asian.




Related Items