Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Ceel-cadde.

Wednesday April 13, 2016 - 08:29:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 43108
  • (Rating 3.4/5 Stars) Total Votes: 5
  • 17 4
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro:Linkiyo Cusub Filimka Al-Kata'ib Ee Dagaalkii Ceel-cadde.

    Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii Ceel-cadde.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan katirsan Akhristayaasha Shabakadda SomaliMeMo ayaa naga codsaday in markale aan soo gudbino linkiyada tooska ah ee laga heli karo isdaarkii ay soo saartay Mu'asasada Al Kata'ib kaasi oo lagusoo bandhigay dagaalkii Ceel-cadde.

Shirkadda Youtube-ka ayaa dhowr mar xirtay Filimka taas oo sababtay in dadka qaar ay waayaan meel ay ka degsadaan Filimka.

Sidoo kale howlwadeenada somaliMeMo ayaa saacadba saacadda ka dambeysa Update garaynaya linkiyada webka iyadoo warbixintii aan shalay ka qornay Filimka laga heli karo linkiyo cusub ku dhawaad 50-kun oo qof ayaa filimka kala degay SomaliMeMo Halkan ka Eeg Warbixinta Filimkii Ceel-cadde


Sidaas daraadeed anagoo ajiibayna codsiga akhristayaasheena ayaan markale idiin soo gudbinaynaa in kabadan 50 qaab oo Filimka loola dego karo.

Halkan toos uga degso Filimka MP4


Halkan Ka Degso Filimka Oo Carabi Ah MP4
Halkan Ka Degso Filimka Oo Sawaxili Ah MP4

Source:Alkataib Media


2345678910111213141516181920212223242526272829303132333435363738394041424344454647484950515253545556575859606162636465666768

 



Related Items