Dhageyso:Ganacsatada Saakow oo U Gurmaday Ganacsato Ku Hanti Beelay Dab

Monday April 18, 2016 - 11:44:05 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ganacsatada Saakow oo U Gurmaday Ganacsato Ku Hanti Beelay Dab

    Magaalada Saakow waxaa dhawaan ka kacay dab qasaaro ugaystay goobo ganacsi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Saakow waxaa dhawaan ka kacay dab qasaaro ugaystay goobo ganacsi.

Dabkaasi waxaa ku hanti beelay Ganacsato 6 qof ah.

Hadaba Ganacsatada saakow oo is xilqaamay ayaa kaalmo lacageed waxa ay gaarsiiyeen ganacsatada ku hanti beelay dabka qabsaday goobo ganacsi.

Qaar kamid ah ganacsatada lacagta lasiiyay oo la hadlay idaacadda alfurqaan ayaa ka mahadceliyay lacagta soo gaartay waxaana ay uduceeyeen dadka iska soo uruuriyay lacagta.

Wilaayaadka Soomaaliya ayaa waxaa ka jira iskaalmeyn marka ay dhacaan musiibooyin rabaani ah.


Dhageyso Codka Dadka Lacagta Lasiiyay
Dhageyso Codka Ganacsatada Lacagta Bixiyay

Xigasho : Radio Al-Furqaan


Related Items