Abuu Muscab"Mujaahidiintu Waxay Wito Ku Dileen 5 Askari Kenyaan Ah 3 Gawaarina Wey Gubeen" Dhageyso

Saturday July 19, 2014 - 20:36:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abuu Muscab"Mujaahidiintu Waxay Wito Ku Dileen 5 Askari Kenyaan Ah 3 Gawaarina Wey Gubeen" Dhageyso

    Wareysi gaar ah oo Afhayeenka Ciidanka Alshabaab siiyay idaacadda alfurqaan ayuu kaga hadlay weeraradii xalay ka dhacay deegaanka witu oo hoostaga Lamu oo dhaca Gobalka Xeebta.Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareysi gaar ah oo Afhayeenka Ciidanka Alshabaab siiyay idaacadda alfurqaan ayuu kaga hadlay weeraradii xalay ka dhacay deegaanka witu oo hoostaga Lamu oo dhaca Gobalka Xeebta.Kenya.

Sheekha Cabdalcasiis Abuu Muscab wuxuu sheegay in bishaan ramadaan ay dagaalada xoojiyeen.

"Mujaahidiintu waxay weerar ka fuliyeen Gudaha Kenya gaar ahaan Wito halkaasi oo ay ku weerareen saddex gaari oo ay wateen Ciidanka Kenya”ayuu yiri Abuu Muscab isagoo xusay inay gubeen saddexda Gaari.

Abuu Muscab oo Alfurqaan ay weydiisay qasaaraha Kenya kasoo gaaray Weerarkooda ayaa sheegay inay dileen ciidamo katirsan Kenya.

"Mujaahidiinta dagaalka kadib waxay dileen 5 Askari oo katirsan Ciidanka Kenya 8 kalana wey dhaawaceen”ayuu raaciyay hadalkiisa.



Wareysiga wuxuu kaga jawaabay ujeedka ay ka lahaayeen weerarkii ugu danbeeyay ee xalay ka dhacay Deegaanka Witu.


Dhanka kale Abuu Muscab wuxuu ka hadlay dagaal qasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay duleedka degmada Bardaale ee Gobalka Bay.

"Mujaahidiintu waxay weerar lexaad leh ku qaadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo fariisin kulahaa duleedka Bardaale, waxayna Mujaahidiintu dileen 24 askari, hub iyo qalab ciidan waa laga qaniimeystay”ayuu abuu muscab usheegay Alfurqaan.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Sh/ Abuu Muscab


Related Items