C/raxiin Xaaji "Sadiiq Khan Waa Cilmaani, Diin islaam shaqo Kuma Lahan" Dhageyso.

Monday May 09, 2016 - 17:31:35 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    C/raxiin Xaaji "Sadiiq Khan Waa Cilmaani, Diin islaam shaqo Kuma Lahan" Dhageyso.

    Sadiiq Khan oo udhashay Dalka Pakistaan ayaa Loo doortay Duqa Magaalada London ee Cariga Ingariiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sadiiq Khan oo udhashay Dalka Pakistaan ayaa Loo doortay Duqa Magaalada London ee Cariga Ingariiska.

Waxa uu Kursiga ku fadhin doonaa afarta sanno soo socota sida uu dhigayo dastuurka Britain.


Warbaahinta Reer galbeedka ayaa aad ubuun buuniyay doorashada Sadiq Khan, waxaana ay ku tilmaameen inuu yahay Qofkii ugu horeeyay Muslim ah oo Noqday Duqa London.

Hadaba si aan wax badan kaga ogaano sheegashadaasi waxaan wacnay Cabdiraxiin Xaaji Cali oo ah Aqoonyahan Ku sugan Wadanka Ingariiska.

Cabdiraxiin ayaa faafaahiyay xaqiiqda dhabta ah ee Sadiiq ku xeeran iyo ujeedka loo doortay.


DHAGEYSO WAREYSIGA C/RAXIIN XAAJI.

Isha : Radio Al-Furqaan


Related Items