Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Barnamij Gaar Ah Ka Diyaarisay Waxtarka Uu Leeyahay Geedka Muringa.

Tuesday May 10, 2016 - 18:49:37 in Wararka by
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Barnamij Gaar Ah Ka Diyaarisay Waxtarka Uu Leeyahay Geedka Muringa.

    Idaacada Andalus waxa ay idin bareysaa geedka lagu magacabo muringa oo si dabiici ah uga baxa dalkeena muslimka ah ee Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacada Andalus waxa ay idin bareysaa geedka lagu magacabo muringa oo si dabiici ah uga baxa dalkeena muslimka ah ee Somalia.

Hadaba muxu waxtar iyo faa’iido leeyahay geedkan Muringa,geedkan wuxu dhameystirtay faa’iidooyin iyo vitamino badan,nafaqada kujirta muringa aad bey ubadan tahay inta layaqaan waxa kamid ah, Vitamins,Minerals iyo Antioxidants.


Cudurada uu daawada u yahay waxa kamid ah sonkorta,dhiig-karka iyo cuduro boqolaal ka badan.

Hadaba isagoo faafaahsan faa’iidada geedkan hoos ka dhageyso



moringa-powder.php_-1024x682

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Gaarka Ah.

Xigasho : Radio Al-Andalus


Related Items