Daawo:Yahuudda oo 100 qof Ku Xasuuqday Magaalada Gaza Filasdiin.

Sunday July 20, 2014 - 17:18:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Yahuudda oo 100 qof Ku Xasuuqday Magaalada Gaza Filasdiin.

    Ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa gummaad hor leh ka geysanaya magaalada Gaza ee dhulka filasdiin oo duullaan cudwaani ah ku socdo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa gummaad hor leh ka geysanaya magaalada Gaza ee dhulka filasdiin oo duullaan cudwaani ah ku socdo.

Wararka ka imaanaya Filasdiin ayaa sheegaya in duqeymo culus oo ka dhacay xaafadda Alshujaaciyah ee bariga Gaza lagu dilay dad kabadan 60 qof oo ubadan haween iyo carruur halka dhaawacu 100 kabadanyahay.

Saxafiyadda Hiba Cakiilah oo Aljazeera katirsan ayaa booqatay goobta weerarku ka dhacay waxayna soo qaadday muuqaal naxdin leh oo muujinayay Meydadka shuhadada oo dhulka daadsan iyo dhiigga shacabka muslimiinta oo dhulka qulqulaya.


Waa gummaad ay geysanayso Yahuudda Sahyuuniyadda halka hoggaamiyaha dabadhilifyada carabta ay qeyb weyn ka qaadanayaan sugidda ammaanka dadka Yahuudda.


Hoos Ka Daawo Muuqaal Naxdin leh



Related Items