Daawo:Jabhadda Al Nusrah oo Saartay Filim Cajiib oo ay Kusoo Bandhigtay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Xalab.

Tuesday May 24, 2016 - 17:32:03 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Jabhadda Al Nusrah oo Saartay Filim Cajiib oo ay Kusoo Bandhigtay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Xalab.

    Xoogag Jamaacada jihaadiga jabhadda Alnusrah ayaa kaalin libaax leh ku leh dagaalka jihaadiga Suuriya waxayna jabhadda caqabad ku tahay nidaamia Nuseyriga iyo ciidamada shiicada Iiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogag Jamaacada jihaadiga jabhadda Alnusrah ayaa kaalin libaax leh ku leh dagaalka jihaadiga Suuriya waxayna jabhadda caqabad ku tahay nidaamia Nuseyriga iyo ciidamada shiicada Iiraan.

Isdaar Maqal iyo Muuqaal ah oo ay soo saartay Al-Nusrah ayay kusoo bandhigtay dagaal laysku hilboobay oo ka dhacay deegaanka Al-ceys ee dhaca Koonfur Galbeed Xalab Waqooyiga Suuriya.

Filimkan wuxuu muuqaal guud ka bixinayaan dagaalkii cuslaa ee Alceys ka dhacay iyo saameyntiisa, ciidamada Mujaahidiinta oo wata gaadiidka Gaashaaman ayaa lagu daawan karaa filimka iyo maleeshiyaadka shiicada oo isaga cararaya goobta dagaalka.


Dagaalyahano katirsan Al Qaacidada Shaam oo Muhaajiriin ah ayaa weeraro naf-hurnimo ah ku fulinayay saldhigyada maleeshiyaadka shiicada Alceys.

Isdaarkan ay soo saartay Al Nusrah ayaa banaanka soo dhigaya awoodda kooxda iyo sida ay uga go'antahay la dagaalanka maleeshiyaadka shiicada ee xasuuqa ku haya shacabka suniyiinta Suuriya.

Muuqaallada Filimka lagu daawan karo oo ah kuwa heer sare ah ayaa lagu qaaday diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan.


Hoos Ka Daawo Filimka



Related Items