Dhageyso:Ciidamo ka Goostay Dowladda Federaalka oo isku Dhiibay Wilaayada Islaamiga Gedo.

Thursday May 26, 2016 - 10:57:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ciidamo ka Goostay Dowladda Federaalka oo isku Dhiibay Wilaayada Islaamiga Gedo.

    Ciidamo hor leh oo ka goostay Maleeshiyada Soomaalida ah ee la shaqeeya Itoobiya ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo hor leh oo ka goostay Maleeshiyada Soomaalida ah ee la shaqeeya Itoobiya ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah Gedo.


Maxamed Cismaan Cali iyo Yuusuf Maxamed ayaa kasoo goostay Ciidamada Itoobiya La Shaqeeya ee ku sugan Baardheere halka Cabdi Maxamed Cali uu kasoo Goostay Ciidamada Ku sugan Doolow.

Askartaan ayaa shalay Lagu soo bandhigay qeybo kamid ah wilaayada islaamiga ah ee Gedo.

Hoos Ka Dhageyso Wareysi Idaacadda Alfurqaan ay ka qaaday askarta isku dhiibay xarakada shabaabul Mujaahidiin.


Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items