Daawo:Askari Yahuudi Ah oo Gacanta Muqaawamada Galay iyo Dabaaldegyo Ka Bilaawday Magaalada Gaza.

Monday July 21, 2014 - 08:42:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Askari Yahuudi Ah oo Gacanta Muqaawamada Galay iyo Dabaaldegyo Ka Bilaawday Magaalada Gaza.

    Xoogaga waxiska caabinta Filasdiiniyiinta ayaa iska caabiyay weerar ay Yahuudu ku doonaysay in ay ku qabsato xaafado katirsan magaalada Gaza.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogaga waxiska caabinta Filasdiiniyiinta ayaa iska caabiyay weerar ay Yahuudu ku doonaysay in ay ku qabsato xaafado katirsan magaalada Gaza.

Wararka ka imaanaya Gaza ayaa sheegaya in dabaaldegyo ballaaran ay ka bilaawdeen magaalada kadib markii xoogaga mujaahidiintu gacanta ku dhigeen askari Yahuudi ah.

Cizudiin Qassaam ayaa xaqiijisay in dagaal ay ku qabatay askari Yahuudi ah islamarkaana ay dishay tobaneeyo kale oo katirsan ciidanka Yahuudda.

Embedded image permalink

القسام تأسر جنديا إسرائيليا واحتفالات بغزة والضفة
Hoos Ka Daawo Muuqaal Cusub


Related Items