Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Baahisay Wareysi lala yeeshay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Ambaasadoor.

Friday June 03, 2016 - 07:47:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 10 5
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Idaacadda Andalus oo Baahisay Wareysi lala yeeshay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Ambaasadoor.

    Bashaar Cumar Aadan oo (Abuu Layth) ku magac dheeraa wuxuu kamid ahaa ciidamada Xarakada Al Shabaab ee Tababarka melleteri ku qaatay gudaha wilaayaadka Islaamiga soomaaliya, wuxuu ahaa sheekh heer sare ka gaaray barashada cilmiga sharciga ah iyo midk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bashaar Cumar Aadan oo (Abuu Layth) ku magac dheeraa wuxuu kamid ahaa ciidamada Xarakada Al Shabaab ee Tababarka melleteri ku qaatay gudaha wilaayaadka Islaamiga soomaaliya, wuxuu ahaa sheekh heer sare ka gaaray barashada cilmiga sharciga ah iyo midka maadiga.

Wuxuu ahaa  geesi aan marna gamban kaasi oo caan ka ahaa saxaadka dagaalka, Bishaar wuxuu ka qeyb galay dagaallo dhowr ah oo lala galay ciidamada Xabashida Itoobiya iyo kuwa shisheeyaha AMISOM isku magacaabay ee duullaanka ku jooga dalka soomaaliya.

Ugu dambeyn maalintii arbacada ee taariikhdu ku beegneed 1,June 2016 ayuu noloshiisa adduunka kusoo gaba gabeeyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay Hoteelka Ambaasadoor ee magaalada Muqdisho.


Bashaar Cumar Aadan (Abuu Layth) oo kamid ahaa raggii fuliyay weerarkii Ambaasadoor ayaa wareysi dardaraan ah oo lagasii duubay ka hor intuu uusan weerarka fulin uga sheekeeyay dareenkiisa iyo soo yaalkiisa nololeed.

Wareysigan oo ay qaadday Idaacadda Andalus ee Afka xarakada Al Shabaab ku hadasha ayuu baaq dhaxalgal ah ugu jeediyay shacabka soomaaliyeed iyo hoggaanka shabaabul Mujaahidiin.

Halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran MP3

Xigasho:Idaacadda Andalus

Related Items