Daawo:Wariye Waa'il Dax-Duux oo Illimeeyay Isagoo Toos Ugasoo Hadlaya Magaalada Gaza.

Monday July 21, 2014 - 15:26:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wariye Waa'il Dax-Duux oo Illimeeyay Isagoo Toos Ugasoo Hadlaya Magaalada Gaza.

    Gummaadka ay Yahuudda Sahyuuniyadda ku hayso shacabka muslimiinta walaalaheena Filasdiin ayaa wali meeshiisa kasii socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

astaanta TV-ga Aljazeera
Gummaadka ay Yahuudda Sahyuuniyadda ku hayso shacabka muslimiinta walaalaheena Filasdiin ayaa wali meeshiisa kasii socda.

Wararka magaalada Gaza ka imaanaya ayaa sheegaya in duqeymo bahalnimo ay markale ka dhaceen magaalada Gaza gaar ahaan isbitaalka weyn ee Al Aqsa.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in gabi ahaanba uu burburay isbitaalka waxaana burburka hoostiisa kujira bukaanno,dhaqaatiir iyo howlwadeenno kale.

Saxafiga Waa’il Aldax-duux oo Telefeshinka Al Jazeera katirsan ayaa inta iscelin waayay Ilimadu qubatay isagoo si toos ah hawada ugu jira.


Dareen murugo leh ayuu ahaa wixii ka dhacay magaalada Gaza ee marqura lagu xasuuqay 100 qof Mareykankuna uu ku tilmaamay tallaabo lagula dagaalamayo Argagaxiso.


Hoos Ka Daawo


Related Items