Dhageyso Warbixin:Turkiga oo hankiisa gurashada dhaqaalaha Soomaaliya sii weynaanayo.

Monday June 06, 2016 - 07:15:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Warbixin:Turkiga oo hankiisa gurashada dhaqaalaha Soomaaliya sii weynaanayo.

    Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee shisheeyuhu dhisay ayaa madaxweynaha turkiga u sheegay in loo baahan yahay turkigu uu maal gashada dalka soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee shisheeyuhu dhisay ayaa madaxweynaha turkiga u sheegay in loo baahan yahay turkigu uu maal gashada dalka soomaaliya.


Xasan ayaa warkaan ka sheegay munaasabad rajib dayib erdogan ku furayay safaaradda ugu weyn ee dalkiisu dibadda ku leeyahay oo laga furay Muqdisho.

Taasi waxay sii balaarisay hamiga turkiga oo awalba kalsooni ku qabay dowladda federaalka ah waxaanuu horay ula wareegay dekadda iyo garoonka muqdisho oo dhaqaalaha ka soo xarooda in badan oo ka mid ah qaanadihiisa lagu shubo.



indheer garadka muqdisho ayaa sheegaya in turkigu Islaamka iyo soomaalidba cadaw ku yahay uuna dhaqaalaha cuuryaaminayo.

Halkan ka dhageyso Warbixinta

Xigasho:idaacadda Andalus

Related Items