Weerar Khasaara Dhaliyay oo Markale Ka Dhacay Magaalada Mombaasa iyo Xoogag Hubeysan oo Roondayn ka Bilaabay magaaladaasi.

Tuesday July 22, 2014 - 15:31:34 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Khasaara Dhaliyay oo Markale Ka Dhacay Magaalada Mombaasa iyo Xoogag Hubeysan oo Roondayn ka Bilaabay magaaladaasi.

    Xilli ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay xoogaga hubeysan ee gudaha wadankaasi ka dagaalamaya waxay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowladda Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli ammaanka wadanka Kenya uu faraha kasii baxayo ayay xoogaga hubeysan ee gudaha wadankaasi ka dagaalamaya waxay kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowladda Kenya.

Wararka ka imaanaya magaalada Mombaasa ee dhacda gobolka xeebaha ayaa sheegaya in weerar khasaara dhaliyay uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi.

Geoffrey Mayek oo u hadlay booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in laba qof oo kamid ahaa shaqaalaha dowladda lagu dilay xaafadda Likooni iyadoona sedax kale ay dhaawaceen.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in xoogag hubeysan oo wajiyada soo xirtay ay xiliyada habeenkii ah roondayn ku sameeyaan xaafadaha magaalada.


Waa weerarkii labaad oo laba habeen gudahood ka dhaca Mombaasa waxaana muuqata in ammaanka Kenya uu faraha kasii baxay tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay ciidanka gumeyisiga Kenya duullaanka kusoo qaadeen Soomaaliya.

Related Items