Dhageyso Warbixin:Idaacadda Islaamiga Andalus Ay Ka Diyaarisay Filimka Cusub ee Alkataa'ib.

Wednesday July 06, 2016 - 14:17:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso Warbixin:Idaacadda Islaamiga Andalus Ay Ka Diyaarisay Filimka Cusub ee Alkataa'ib.

    Mu'asasada Alkataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada AlShabaab ayaa soo saartay Filimka cajiib ah oo lagu soo bandhigayo camaliyaad kala duwan oo mujaahidiintu ay ka galeen gobolada dalka Soomaaliya iyo deegaano ka tirsan jaziirada Lamu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada AlShabaab ayaa soo saartay Filimka cajiib ah oo lagu soo bandhigayo camaliyaad kala duwan oo mujaahidiintu ay ka galeen gobolada dalka Soomaaliya iyo deegaano ka tirsan jaziirada Lamu iyo gobolka NFD.


Filimkan oo ah qeybtii afaraad ee silsiladda Min Thuquuril Ciz ayaa la daawan karaa muddo 35 daqiiqo ah, Wuxuuna soo bandhigayaa dagaallo, qaraxyo, kamaa’in iyo weeraro toos ah oo lagu qaadayo xarumaha iyo saldhigyada maleeshiyaadka dowlada iyo ciidamada shisheeye.

Dagaalada lagu soo bandhigayo filimka waxaa ka mid ah weerarka kamiin ah oo ciidamada Shabaab ay ku bartilmaameedsanayaan kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya oo ka dhacay duleedka degmada Afmadoow, Waxaana video-ga lagu soo bandhigayaa gaadiid dhowr ah oo cadowga looga ganiimeystay dagaalkaas.



 

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Idaacada Andalus ay ka diyaarisya Nuxurka Filimka.


Related Items