Sawirro:Shacabka Magaalada Marka oo Si Diirran usoo Dhaweeyay la Wareegistii Al Shabaab Ee Magaaladooda.

Wednesday July 13, 2016 - 19:26:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Shacabka Magaalada Marka oo Si Diirran usoo Dhaweeyay la Wareegistii Al Shabaab Ee Magaaladooda.

    Xaalad deganaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee xarunta Shabeellaha Hoose maalmo kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xarakada Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaalad deganaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee xarunta Shabeellaha Hoose maalmo kadib markii ay la wareegeen ciidamada Xarakada Al Shabaab.



Kumanaan kamid ah shacabka Magaalada ayaa waddooyinka isugusoo baxay iyagoona ku faraxsanaa isbedelka magaaladooda ka dhacay, shacabka ayaa dhibaata ku qabay maleeshiyaadkii katirsanaa dowladda Federaalka ee magaalada isaga baxay kuwaasi oo Bandaw maalmeed magaalada kusoo rogi jiray islamarkaana dhac iyo boob ka geysanayay goobaha ganacsiga.


Daawo sawiradda



 

Mujaahidiinta oo Marka Galay1Mujaahidiinta oo Marka Galay2Mujaahidiinta oo Marka Galay3Mujaahidiinta oo Marka Galay4Mujaahidiinta oo Marka Galay5Mujaahidiinta oo Marka Galay6Mujaahidiinta oo Marka Galay7Mujaahidiinta oo Marka Galay8Mujaahidiinta oo Marka Galay9Mujaahidiinta oo Marka Galay10Mujaahidiinta oo Marka Galay11Mujaahidiinta oo Marka Galay12


Related Items