Sarkaal Katirsanaa Dowladda Federaalka iyo Askar Lagu Dilay Deegaanka Shalaanbood.

Wednesday July 23, 2014 - 08:39:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Katirsanaa Dowladda Federaalka iyo Askar Lagu Dilay Deegaanka Shalaanbood.

    Kadib Howlgal gaar ah oo ciidamada wilaayada Islaamiga shabeelaha Hoose ay xalay saqdii dhexe ka fuliyeen deegaanka Shalanbood ee duleedka magaalada Marka ayay ku khaarijiyeen saraakiil iyo askar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib Howlgal gaar ah oo ciidamada wilaayada Islaamiga shabeelaha Hoose ay xalay saqdii dhexe ka fuliyeen deegaanka Shalanbood ee duleedka magaalada Marka ayay ku khaarijiyeen saraakiil iyo askar.

Wararka ka imaanaya shalaanbood ayaa sheegaya in ladilay Aadan Deeroow oo ahaa guddoomiyihii deegaanka Danoow ugu magacaawnaa Dowladda Federaalka islamarkaana xariir wanaagan lalahaa ciidanka shisheeyaha AMISOM.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ladilay Aadan Deeroow iyo sedax askari oo ilaala u ahaa, weerarku wuxuu ka dhacay guri uu Deeroow ka deganaa Shalaanbood oo ay xoog ku galeen ciidamo katitsan Shabaabul Mujaahidiin.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items