Sawirro:Mudaaharaad Ka Dhan Ah Dowladda Itoobiya Oo Magaalada Baraawe Ka Dhacay.

Friday January 31, 2014 - 00:29:32 in Keydka Sawirada by Super Admin
  • Visits: 2728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Mudaaharaad Ka Dhan Ah Dowladda Itoobiya Oo Magaalada Baraawe Ka Dhacay.

    Maanta waxaa degmada Baraawe ka dhacay banaanbax aad u ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen kumanaan ruux oo dadka deegaanka ah, madaxda sare ee wilaayada Sh/hoose, culimo, odayaal iyo waxgarad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta waxaa degmada Baraawe ka dhacay banaanbax aad u ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen kumanaan ruux oo dadka deegaanka ah, madaxda sare ee wilaayada Sh/hoose, culimo, odayaal iyo waxgarad.

somalimemo.netMaanta waxaa degmada Baraawe ka dhacay banaanbax aad u ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen kumanaan ruux oo dadka deegaanka ah, madaxda sare ee wilaayada Sh/hoose, culimo, odayaal iyo waxgarad.

Isku soo baxa ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa in lagu muujiyo sida ay umadda Soomaaliyeed uga soo horjeedo duulaanka shisheeyaha gaar ahaan kala qeybsiga dalka iyo duulaanka cusub ee Itoobiya.




Dibadbaxa oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kalimado kala duwan ka jeediyay waaliga wilaayada Islaamiga Sh/hoose Sh Maxamed Abuu Cabdallaah, Sh Jaamac C/salaam, Sh Xasan Takar , Nabadoon Guuleed iyo dad kale oo kala duwan kuwaasi oo dhamaantood dadka ugu baaqay inay meel kaga soo jeestaan gumaysiga.

Itoobiya oo ah cadow soo jireen ah iyo dalal kale oo qeyb ka ah kuwa ciidamadu ka joogaan islamarkaana ay soo dheeryihiin Yuhuudda iyo Mareykanka oo gadaal ka riixaya ayaa calamadooda goob fagaare ah lagu gubay.

Dadka oo Takbiirsanaya ayaa sidoo kale socdaal ku maray qeybaha kala duwan ee magaalada waxaana ay sheegeen inay Itoobiya horay ugu jabtay dalka hadana ay mari doonto dariiqii guuldarrada ee lagu yaqaanay.

Dhagayso Kalimada Waaliga Shabeelaha Hoose Abuu Cabdalla MP3


Dhagayso Kalimada Sheekh Xasan Takar MP3


Dhagayso Hadalka Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed.MP3

Hoos Ka Daaw Sawirrada.

somalimemo.netsomalimemo.net

somalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netsomalimemo.netP1140011somalimemo.netsomalimemo.net



Related Items