Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Guluf Dagaaleed Ku Qaaday Nidaamka Al-Asad.

Thursday July 24, 2014 - 17:38:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Guluf Dagaaleed Ku Qaaday Nidaamka Al-Asad.

    Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta ka dhaceen magaalooyin waaweyn oo wadankaasi katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay maanta ka dhaceen magaalooyin waaweyn oo wadankaasi katirsan.
Dagaallada ayaa yimid kadib markii ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah ay guluf dagaaleed ku qaadeen gobollada Xasaka iyo Raqqa.

War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Islaamiga waxaa lagu xaqiijiyay in ciidamadoodu ay xalay saqdii dhexe weerar ku bilaabeen Firqada 17-aad ee Raqqa oo ah halka kaliya ee nidaamka Al-asad uu ka joogo gobolka.

Dagaallada oo saacada badan qaatay ayay mujaahidiinta ugu suurtagashay in ay qabsadaan qeybo badan oo katirsan firqada iyo katiibada Kiimikada Firqada.


Dhinaca dagaal culus oo ka dhacay gobolka Xasakah ayay mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ugu suurtagashay in ay qabsadaan guutada 121 waxayna halkaasi ku dileen Generaalkii ugu sareeyay ciidanka nidaamiga ah.

Dowladda Islaamiga ah ayaa umuuqata mid xilligan xoogga saaraysa qabsashada magaalooyinka wali ku haray gacanta nidaamka Al-asad.

Related Items