Dhageyso:Hooyada Dhashay Mid Kamid Ah Afarta Wiil Ee Ay Dowladdu Dilka Ku Fulisay.

Friday July 25, 2014 - 07:00:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Hooyada Dhashay Mid Kamid Ah Afarta Wiil Ee Ay Dowladdu Dilka Ku Fulisay.

    Dowladda Federalka ah ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay afar dhallinyaro oo lagu kala magacaabo 1-Nuur Cabdulle Cawaale 2-caawiye Axmad Jaamac 3-Mustaffa Maxamuud Shidane 4-Cabdi Naasir Khaliif Maxamad kuwaasoo ay ku eedeysay iney mujaahidiin yihii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federalka ah ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay afar dhallinyaro oo lagu kala magacaabo 1-Nuur Cabdulle Cawaale 2-caawiye Axmad Jaamac 3-Mustaffa Maxamuud Shidane 4-Cabdi Naasir Khaliif Maxamad kuwaasoo ay ku eedeysay iney mujaahidiin yihiin.



Dowladdu ma aaney soo bandhigin wax cadeymo ah oo ay ku muujisay eeda ay u jeedisay raggan. idaacadda islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa la xiriirtay ehelada dhallinyaradan si aan dhankooda wax uga weydiino dareenkooda iyo wax ka jira eedeymaha sababta looga dhigay dilka wiilashooda.

Waxaa inoo suura gashay inaan wareysano hooyada dhashay Cabdinuur Cabdulle Cawaale oo 21 jir ah laguna eedeeyay inuu hoobiye isticmaali jiray taasoo sheegtay inuu wiilkeedu u xamaali jiray aabihiisna uu waa hore dhintay. Waxay waxba kama jiraan ku tilmaantay eeda loo jeediyay.



Hooyadu waxay bixisay wareysi uu la ilmeynayo qof walba oo muslim ah iyadoo ka war bixisay qaabka wiilkeeda loo qabtay iyo sida lagula dhaqmay intii uu xabsiga ku jiray.

Halkan Ka Degso Hooyada

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items