Weerar Khasaara Dhaliyay oo ka dhacay Deegaanka Shabaax Gobolka Jubbada Hoose.

Friday July 25, 2014 - 07:44:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Khasaara Dhaliyay oo ka dhacay Deegaanka Shabaax Gobolka Jubbada Hoose.

    Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa weerar ku qaaday isbaaro maleeshiyaadka Axmed Madoobe utaal deegaan hoos yimaad degmada Dhoobleey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa weerar ku qaaday isbaaro maleeshiyaadka Axmed Madoobe utaal deegaan hoos yimaad degmada Dhoobleey.
Wararka ka imaanaya Jubbada Hoose ayaa xaqiijinaya in dagaal saacado qaatay kadib ay ciidamada mujaahidiintu qabsadeen deeganka Shabaax.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in mid kamida maleeshiyaadka Axmed Madoobe lagu dilay dagaalka,ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in gaadiid xamuul ah oo ku xayirnaa koontaroolka deegaanka ay usuurtagashay in ay gudbaan dhanka Kenya kadib markii maleeshiyaadkii mooryaanta ahaa laga eryay.

Liibaan Jeexoow

SomaliMeMo
Muqdisho

Related Items