Muungaab "Ammaanka Magaalada Muqdisho Anigu Mas'uul Kama Noqon Karo Shabaabna Saraakiil Hor leh Way Naga Dili doonaan" Dhageyso.

Friday July 25, 2014 - 07:58:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muungaab "Ammaanka Magaalada Muqdisho Anigu Mas'uul Kama Noqon Karo Shabaabna Saraakiil Hor leh Way Naga Dili doonaan" Dhageyso.

    Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay mas'uuliyiinta dowladda Federaalka isku eedaynayaan waxka qabad la'aanta dhanka ammaanka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay mas'uuliyiinta dowladda Federaalka isku eedaynayaan waxka qabad la'aanta dhanka ammaanka ah.

Xasan Muungaab oo ku magacaaban guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegay in uu ku fashilmay sugidda ammaanka Muqdisho.

Isagoo hadlayay ayuu saadaaliyay in ciidamada Xarakada Al Shabaab ay xildhibaanno iyo saraakiil hor leh ku dili doonaan Muqdisho haddii aan isaga lahoos geyn talisyada boolisyada booliska iyo nabad sugidda.

"Al Shabaab mas’uuliyiin iyo saraakiil kale way ku dili doonaan gudaha Muqdisho anigu mas’uul kama ihi ammaanka caasimadda haddii aan maamulka Banaadir la hoos geyn booliska iyo nabad sugidda”ayuu yiri Muungaab.

Related Items