Sawirro:Tartan Qur'aan Akhris ah Oo loo soo xiray ciidamada Xarakada Alshabaab iyo Mas'uuliyiin Ka Qeybgalay.

Friday July 25, 2014 - 08:12:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Tartan Qur'aan Akhris ah Oo loo soo xiray ciidamada Xarakada Alshabaab iyo Mas'uuliyiin Ka Qeybgalay.

    Tartan Qur'aan akhris ah oo ay ka qeyb qaadanayeen qaar ka mid ah ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu soo geba gebeeyay Masaajid ku yaalla Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartan Qur'aan akhris ah oo ay ka qeyb qaadanayeen qaar ka mid ah ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu soo geba gebeeyay Masaajid ku yaalla Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Sidoo kale waxyaabaha lagu tartamayay waxa ka mid ahaa kutubka sunanka

Ka qey galayaasha ayaa kala metelayey jabahaadka wilaayaadka iyadoo waqtiyada soo socda lagu wado haddii Allaah idmo in natiijada lagu dhawaaqo.

Tartanka oo saddax maalmood socday waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah Culumada Diinta Islaamka qaarkood iyo dad weyne fara badan kuwaasoo ku faraxsanaa in ay daawadaan ciidamada oo Diin ku tartamaya.



Waxaa la filiayaa Insha Allaah in la dhiibo abaal marino qaali ah kuwaasoo aan weli la shaacin waxa ay yihii hase ahaatee tartamo hore oo jabhaadka dhex maray waxaa la xasuustaa in hub iyo lacag laga dhigay abaal marinadii la siinayay.
05

01

 

 

03


Related Items