Burburinta Qabriga Nabi Yuunis CS iyo Jizyada Lagusoo Rogay Nasaarada Magaalada Muusil Maqaal W/Q Sh.Xuseen Bin Maxmuud.

Friday July 25, 2014 - 15:32:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 2
  • Share via Social Media

    Burburinta Qabriga Nabi Yuunis CS iyo Jizyada Lagusoo Rogay Nasaarada Magaalada Muusil Maqaal W/Q Sh.Xuseen Bin Maxmuud.

    Ciidamada Xisbada dowladda Islaamiga ah ayaa burburiyay dhismayaal kuyaal magaalada Muusil ee wadanka Ciraaq oo kooxaha shiicada ay macaabid shirkiyaatka lagu sameeyo ka dhigteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xisbada dowladda Islaamiga ah ayaa burburiyay dhismayaal kuyaal magaalada Muusil ee wadanka Ciraaq oo kooxaha shiicada ay macaabid shirkiyaatka lagu sameeyo ka dhigteen.

Goobaha laburburiyay waxaa kamid ah Dhisme weyn oo Ahlu khuraafaatku ku sheegaan in uu yahay Qabriga Nabi Yuunis CS islamarkaana ay ka dhigteen Maxbad alle ka sokadiis lagu caabudo.

Sidoo kale Magaalada Muusil waxaa laga barakiciyay boqolaal katirsan dadka Nasaarada gaalada ah kadib markii ay diideen sedax qodob oo dowladda Islaamiga ah ubandhigtay kuwaasi oo kala ah 1-in ay Jizyo bixiyaan 2-in ay diinta islaamka soo galaan 3- in lala dagaalamo.


Taariikhyahannada Wadanka Ciraaq waxay sheegayaan in aan la ogeyn halka uu ku aasanyahay Nabiyillaahi Yuunis CS balse dadka qaar ay iska dhaadhiciyeen in Nabi Yuunis ku aasanyahay magaalada Muusil illaa iyo haddana majirto cid og halka Nabigu ku aasanyahay.

Haddaba Caalimka Sheekh Xuseen Bin Max’muud ayaa qoray Maqaal qiima badan oo ciwaan looga dhigay
"الجزية والأضرحة" .. مقال شرعي تأصيلي للشيخ حسين بن محمود

Halkan ka Akhrsi Maqaalkan Sharciga Ah


Related Items