Daawo Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Si Buuxd Ula Wareegay Magaalada Raqqa.

Saturday July 26, 2014 - 08:18:26 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.8/5 Stars) Total Votes: 8
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga Ah oo Si Buuxd Ula Wareegay Magaalada Raqqa.

    Ciidamada Mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ayaa lawareegay saldhiggii ugu dambeeyay ee cadawga Nuseyriga Bashaar al-asad uga sugnaa gobolka Raqqa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ayaa lawareegay saldhiggii ugu dambeeyay ee cadawga Nuseyriga Bashaar al-asad uga sugnaa gobolka Raqqa.

Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in ay soo gaba gaboobeen dagaallo culus oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday wilaayada Raqqa.

Ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ayay usuurtagashay in ay si buuxda ula wareegaan gacan ku heynta firqada 17-aad ee wilaayada Raqqa kadib dagaal xoog ku gal ah oo ay shalay ku qaadeen.

Dagaallada oo socday waxkabadan 24 saacadood xiriir ah ayay ciidamada inqimaasiyiinta mujaahidiinta ugu suurtagashay in ay laayaan saraakiishii hoggaaminaysay cadawga Nuseyriyiinta kadibna waxaa dhismayaasha muhiimka ah ee Firqada 17-aad ku taqadumay ciidamo gaar ah oo loogu talagalay in ay dagaalka soo afjaraan.


War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda islaamiga ah ayaa lagu xaqiijiyay in mujaahidiintu si buuxda ula wareegeen wilaayada Raqqa islamarkaana la laayay dhammaan ciidankii cadawga ee ka dagaalamayay gudaha Firqada 17-aad oo aheyd halkii ugu dambeysay oo cadawgu ka joogeen wilaayadaasi.

Lawareegista saldhigii ugu dambeeyay ee nidaamka bashaar uu ku lahaa Raqa ayaa ka dhigan in mujaahidiintu ay si buuxda u xureeyeen mid kamida gobollada suuriya oo taako aysan cadawga Nuseyriga ah ka joogin.

 


Source:@raqqa_w

Related Items