Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka Kenya Ku Leeyihiin Duleedka Degmada Beled Xaawo.

Saturday July 26, 2014 - 08:30:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka Kenya Ku Leeyihiin Duleedka Degmada Beled Xaawo.

    Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay fiidkii ka qarxeen deegaanno dhaca duleedka degmada Xaawo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaallo culus ay xalay fiidkii ka qarxeen deegaanno dhaca duleedka degmada Xaawo.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Gedo ay weeraro dhowr jiho ah ku qaadeen tuulada Khadiijo Xaaji oo qiyaastii 40 KM ujirta degmada Beled Xaawo.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in xalay fiidkii ay maqlayeen daryanka rasaasta iyo madaafiic xooggan oo laysla dhaafsanayay.

Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa lafilayaa in ciidamada gumeysiga Kenya ay kasoo gaareen dagaalkii xalay,illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin dhanka wilaayada islaamiga Gedo oo ku saabsan dagaalka Khadiijo Xaaji ka dhacay.

Related Items