Ku Dhawaad 10 Qof oo ku dhintay Dagaal Beeleed Dib Uga Qarxay Sh/Hoose.

Saturday July 26, 2014 - 21:17:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Dhawaad 10 Qof oo ku dhintay Dagaal Beeleed Dib Uga Qarxay Sh/Hoose.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaallo dad badan ku dhinteen ay dib uga qarxeen deegaanno katirsan gobolkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaallo dad badan ku dhinteen ay dib uga qarxeen deegaanno katirsan gobolkaasi.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaadk kawada tirsan Dowladda Federaalka balse qaab beeleed ukala saftay ay ku dagaalameen deegaanka N.50.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in 6 qof oo kawada tirsan dhinacyadii dagaalamay ay ku dhinteen dagaalka.

Xaaladda ayaa kacsan waxaana rasaas teel teel ah laga maqlayaa goobihii lagu dagaalamayo,waanwaan nabadeed oo wasiirro katirsan DF-ka ay bishii lasoo dhaafay ka dhax sameeyeen dhinacyada dagaalamay ayaa fashil kusoo idlaaday.


Mahad Yare

SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


Related Items