Xildhibaano "Dowladda Federaalka Way Dhacaysaa Haddii Dilalka Qorshaysan Muqdisho Kasii Socdaan" Dhageyso.

Saturday July 26, 2014 - 21:52:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano "Dowladda Federaalka Way Dhacaysaa Haddii Dilalka Qorshaysan Muqdisho Kasii Socdaan" Dhageyso.

    Dilalka iyo weerarada joogtada ah ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa jallaafeeyay horu usocodkii ay ku taameysay dowladda Federaalka ee shisheeyaha afrikaanta la shaqeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dilalka iyo weerarada joogtada ah ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa jallaafeeyay horu usocodkii ay ku taameysay dowladda Federaalka ee shisheeyaha afrikaanta la shaqeysa.

Xildhibaanno katirsan DF-ka ayaa ku dhawaaqay in dilalka qorshaysan iyo qaraxyada Muqdisho haddii aan xal loo helin ay burburi doonto dowladda Federaalka.

"Dilalka xildhibaanada iyo saraakiisha muhiimka ah ee dowladda Muqdisho wax caadi ah ayuu ka noqday haddii aan xal loo helin dowladdu waa dhici doontaa Muqdishana kooxaha dilalka geysta ayaa qabsan doona”ayuu yiri xildhibaan.

Bishan gudaheeda ayaa laba xildhibaan lagu dilay Muqdisho waxaana ugu dambeysay Saado Cali Warsame  halka saraakiisha iyo askarta ladilay aysan tirakoob laheyn.

Related Items