Dhageyso:Soomaaliya oo looga Diyaar garoobay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Sunday July 27, 2014 - 15:21:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Soomaaliya oo looga Diyaar garoobay Munaasabadda Ciidul Fidriga.

    Magaalooyinka dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda diyaar garoow ballaaran oo ku aaddan munaasabadda ciidul fidriga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Carruur u damaashaadaysa munaasabadda Ciidda
Magaalooyinka dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa ka socda diyaar garoow ballaaran oo ku aaddan munaasabadda ciidul fidriga.
Malaayiin shacab ah oo ku dhaqan magaalooyinka Muqdisho,Baraawe,Jilib,Diinsoor,Galhareeri,Buula Mareer iyo magaalooyin kale ayaa isku diyaarinaya munaasabadda maalinta Ciiddul Fidriga.

Suuqyada lagu iibiyo dharka nuucyadiisa kala duwan iyo goobaha macmacaanka ayaa laga dareemayaa mashquul zaa’id ah.

Magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose waxay kamid tahay magaalooyinka waaweyn ee soomaaliya oo looga diyaar garoobayo munaasabadda Ciidul Fidriga.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]




Related Items